::: SOMALITALK :::
SOMALI TALK .COM
Home | SIIRO | SALAT | ZAKAT | RAMADAN | NAGALA SOO XIRIIR | Allah Is Great w w w . S o m a l i T a l k . c o m SOMALITALK - OSLO Daabaco Boggan | Print Warbixin kusaabsan mu'tamarka dayrta 1426/2005 (p�ske-ferie) Guddiga Masjidka Tawfiiq tawfiiq1@somalitalk.net | 26/02/2005 Tawfiiq.net Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaalida ee degan wadanka Norway iyo wadamada dariska ah ee Scandnavia, in uu dhawaan dhici doono Mu�tamarkii sannad laha ahaa ee ka dhici jiray magaalada Oslo wakhtiga fasaxa deyrta ee loo yaqaan ( p�ske-ferie). Maadaama uu mu�tamarku ku xidhan yahay fasaxa deyrta, malaha taariikh go�an ee wuxuu la socdaa hadba wakhtiga fasaxaasi noqdo. Hadana sannadkan wuxuu ku beeganyahay 14.02.26---18.02.26 H ku beegan 24.03.05---28.03.05. Maalmaha mu�tamarku soconayo dhamaan, waa maalmo fasax ah, oo aan shaqooyin iyo iskuulaad midna jirin. Marka si fiican ha looga faa�iidaysto fursadda qaaliga ah qof shaqeeya iyo qof wax dhagaystaba. Magaca mu�tamarka: Islaamku waa caqiido iyo camal: Taariikhda: 24-28.03.05 // 14.�18.02 26 Goobta shirka: HANGAR�N HALL Cinwaanka: VAHLSGATA 4, Gr�nland, Oslo Wakhtiga : 11:00 AM �--20:00 PM Culimada kasoo qayb galaysa Mu�tamarka sannadkan: Sh. Yuusuf Axmed Muxamed ( Sweden ) Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil ( Soomaaliya / Norway) Sh. Muxamed Idriis Axmed ( Sucuudi / Amerika ) Sh. Sh. Muxamed Cabdi Cumar Umal ( Kenya ) Sh. Maxmuud Muxamed Shible Shible ( Holland ) Sh. Cali Muxamed Saalix ( Norway ) Sh. Xasan Cabdi Mursal ( Norway ) Qiimaha lagu galayo Hallka : Qoyska: kr. 150,- Qofka keliya kr. 100,- Caruurta ( 13---17 jir) kr. 50,- FG Lacagta lagu galayo hoolka muxaadarooyinka, waxaa la bixinayaa hal mar ee qof waliba wuxuu ka mas�uul yahay inuu ilaashado ( Kaadhkiisa ) 5-ta maalmood ee muxaadarooyinku socdaan.Waxaa kale oo isna jiri doona kaadhka cuntada iyo cabitaanka. Cuntada iyo Cabitaanku waxay noqon doonaan qiimo jaban iyo tayo wanaagsan inshaa Allaah. Meesha mu�tamarku ka dhacayo, waa meeshii uu horeba uga dhici jiray ee cinwaankeedu kor ku qoran yahay qofkii aan horey u aragna ama aan Oslo deganayn wuxuu imaanayaa Oslo, Gr�nland kasoo hor jeedka daarta dheer ee Securitaska iyo Bygg og Planetaten ka . Qofkii tilmaamahaas oodhan ku garan waaya goobta wuxuu imaanayaa Masjidka halkaas ayaa laga kaxaynayaa waxayna u jirtaa qiyaastii 300m. Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer waxaa laga soo xidhiidhi karaa Gudiga qaban qaabada mu�tamarka, xafiiska markazka iyo maktabadda. Waxaa kale oo aad nagala soo xidhiidhi kartaa email ka Masjidka: Telefoonada Masjidka: Xafiiska:::::::::::::: +47 22192599 Maktabadda:::::::: +47 22192599 Kabinada ::::::::::. +47 22190574 Fax::::::::::::::::::: +47 22198497 Email ::::: tawfiiq1@somalitalk.net Homepage www.tawfiiq.net Telefoonada qaban qaabiyeyaasha: Ibraahim C/raxmaan Muxamed------ � +47 47611918 Maxmuud Xuseen Cambaashe ------- � +47 98200820 Muuse Muxamed Cawl -------- -------- � +47 98003450 Maxmuud Cali Xaaji Fariid-- -------- � +47 48282284 Xasan Muxamed C/raxmaan--------- � +47 48251029 Muxamed Cali Adam ----------------- � +47 95223563 Axmed Cabdi Muxamed-------------- � +47 97130255 Intaas wixii dheer, waxaad kala socon kartaan bogga masjidka www.tawfiiq.net, oo aad si toos ah uga heli kartaa war bixinta inshaa Allaah. Wixii kale ee soo kordhana waan idanla soo socodsiin doonaa sida Jadwalka , magacyada Muxaadarooyinka iyo wixii kalee la midka ah. Wixii isbedal ah eek u yimaada jadwalka kala socda bogga masjidka. Laixiir: tawfiiq1@somalitalk.net Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.Somali Talk.com SEARCH
Home
SIIRO
SALAT
ZAKAT
RAMADAN
NAGALA SOO XIRIIR
| Allah Is Great
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - OSLO
Daabaco Boggan | Print Warbixin kusaabsan mu'tamarka dayrta 1426/2005 (p�ske-ferie) Guddiga Masjidka Tawfiiq tawfiiq1@somalitalk.net | 26/02/2005 Tawfiiq.net Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaalida ee degan wadanka Norway iyo wadamada dariska ah ee Scandnavia, in uu dhawaan dhici doono Mu�tamarkii sannad laha ahaa ee ka dhici jiray magaalada Oslo wakhtiga fasaxa deyrta ee loo yaqaan ( p�ske-ferie). Maadaama uu mu�tamarku ku xidhan yahay fasaxa deyrta, malaha taariikh go�an ee wuxuu la socdaa hadba wakhtiga fasaxaasi noqdo. Hadana sannadkan wuxuu ku beeganyahay 14.02.26---18.02.26 H ku beegan 24.03.05---28.03.05. Maalmaha mu�tamarku soconayo dhamaan, waa maalmo fasax ah, oo aan shaqooyin iyo iskuulaad midna jirin. Marka si fiican ha looga faa�iidaysto fursadda qaaliga ah qof shaqeeya iyo qof wax dhagaystaba. Magaca mu�tamarka: Islaamku waa caqiido iyo camal: Taariikhda: 24-28.03.05 // 14.�18.02 26 Goobta shirka: HANGAR�N HALL Cinwaanka: VAHLSGATA 4, Gr�nland, Oslo Wakhtiga : 11:00 AM �--20:00 PM Culimada kasoo qayb galaysa Mu�tamarka sannadkan: Sh. Yuusuf Axmed Muxamed ( Sweden ) Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil ( Soomaaliya / Norway) Sh. Muxamed Idriis Axmed ( Sucuudi / Amerika ) Sh. Sh. Muxamed Cabdi Cumar Umal ( Kenya ) Sh. Maxmuud Muxamed Shible Shible ( Holland ) Sh. Cali Muxamed Saalix ( Norway ) Sh. Xasan Cabdi Mursal ( Norway ) Qiimaha lagu galayo Hallka : Qoyska: kr. 150,- Qofka keliya kr. 100,- Caruurta ( 13---17 jir) kr. 50,- FG Lacagta lagu galayo hoolka muxaadarooyinka, waxaa la bixinayaa hal mar ee qof waliba wuxuu ka mas�uul yahay inuu ilaashado ( Kaadhkiisa ) 5-ta maalmood ee muxaadarooyinku socdaan.Waxaa kale oo isna jiri doona kaadhka cuntada iyo cabitaanka. Cuntada iyo Cabitaanku waxay noqon doonaan qiimo jaban iyo tayo wanaagsan inshaa Allaah. Meesha mu�tamarku ka dhacayo, waa meeshii uu horeba uga dhici jiray ee cinwaankeedu kor ku qoran yahay qofkii aan horey u aragna ama aan Oslo deganayn wuxuu imaanayaa Oslo, Gr�nland kasoo hor jeedka daarta dheer ee Securitaska iyo Bygg og Planetaten ka . Qofkii tilmaamahaas oodhan ku garan waaya goobta wuxuu imaanayaa Masjidka halkaas ayaa laga kaxaynayaa waxayna u jirtaa qiyaastii 300m. Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer waxaa laga soo xidhiidhi karaa Gudiga qaban qaabada mu�tamarka, xafiiska markazka iyo maktabadda. Waxaa kale oo aad nagala soo xidhiidhi kartaa email ka Masjidka: Telefoonada Masjidka: Xafiiska:::::::::::::: +47 22192599 Maktabadda:::::::: +47 22192599 Kabinada ::::::::::. +47 22190574 Fax::::::::::::::::::: +47 22198497 Email ::::: tawfiiq1@somalitalk.net Homepage www.tawfiiq.net Telefoonada qaban qaabiyeyaasha: Ibraahim C/raxmaan Muxamed------ � +47 47611918 Maxmuud Xuseen Cambaashe ------- � +47 98200820 Muuse Muxamed Cawl -------- -------- � +47 98003450 Maxmuud Cali Xaaji Fariid-- -------- � +47 48282284 Xasan Muxamed C/raxmaan--------- � +47 48251029 Muxamed Cali Adam ----------------- � +47 95223563 Axmed Cabdi Muxamed-------------- � +47 97130255 Intaas wixii dheer, waxaad kala socon kartaan bogga masjidka www.tawfiiq.net, oo aad si toos ah uga heli kartaa war bixinta inshaa Allaah. Wixii kale ee soo kordhana waan idanla soo socodsiin doonaa sida Jadwalka , magacyada Muxaadarooyinka iyo wixii kalee la midka ah. Wixii isbedal ah eek u yimaada jadwalka kala socda bogga masjidka. Laixiir: tawfiiq1@somalitalk.net Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
Daabaco Boggan | Print
Warbixin kusaabsan mu'tamarka dayrta 1426/2005 (p�ske-ferie)
Guddiga Masjidka Tawfiiq tawfiiq1@somalitalk.net | 26/02/2005 Tawfiiq.net
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaalida ee degan wadanka Norway iyo wadamada dariska ah ee Scandnavia, in uu dhawaan dhici doono Mu�tamarkii sannad laha ahaa ee ka dhici jiray magaalada Oslo wakhtiga fasaxa deyrta ee loo yaqaan ( p�ske-ferie).
Maadaama uu mu�tamarku ku xidhan yahay fasaxa deyrta, malaha taariikh go�an ee wuxuu la socdaa hadba wakhtiga fasaxaasi noqdo. Hadana sannadkan wuxuu ku beeganyahay 14.02.26---18.02.26 H ku beegan 24.03.05---28.03.05. Maalmaha mu�tamarku soconayo dhamaan, waa maalmo fasax ah, oo aan shaqooyin iyo iskuulaad midna jirin. Marka si fiican ha looga faa�iidaysto fursadda qaaliga ah qof shaqeeya iyo qof wax dhagaystaba.
Magaca mu�tamarka: Islaamku waa caqiido iyo camal:
Taariikhda: 24-28.03.05 // 14.�18.02 26
Goobta shirka: HANGAR�N HALL
Cinwaanka: VAHLSGATA 4, Gr�nland, Oslo
Wakhtiga : 11:00 AM �--20:00 PM
Culimada kasoo qayb galaysa Mu�tamarka sannadkan:
Sh. Yuusuf Axmed Muxamed ( Sweden )
Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil ( Soomaaliya / Norway)
Sh. Muxamed Idriis Axmed ( Sucuudi / Amerika )
Sh. Sh. Muxamed Cabdi Cumar Umal ( Kenya )
Sh. Maxmuud Muxamed Shible Shible ( Holland )
Sh. Cali Muxamed Saalix ( Norway )
Sh. Xasan Cabdi Mursal ( Norway )
Qiimaha lagu galayo Hallka :
Qoyska: kr. 150,-
Qofka keliya kr. 100,-
Caruurta ( 13---17 jir) kr. 50,-
Lacagta lagu galayo hoolka muxaadarooyinka, waxaa la bixinayaa hal mar ee qof waliba wuxuu ka mas�uul yahay inuu ilaashado ( Kaadhkiisa ) 5-ta maalmood ee muxaadarooyinku socdaan.Waxaa kale oo isna jiri doona kaadhka cuntada iyo cabitaanka.
Cuntada iyo Cabitaanku waxay noqon doonaan qiimo jaban iyo tayo wanaagsan inshaa Allaah.
Meesha mu�tamarku ka dhacayo, waa meeshii uu horeba uga dhici jiray ee cinwaankeedu kor ku qoran yahay qofkii aan horey u aragna ama aan Oslo deganayn wuxuu imaanayaa Oslo, Gr�nland kasoo hor jeedka daarta dheer ee Securitaska iyo Bygg og Planetaten ka .
Qofkii tilmaamahaas oodhan ku garan waaya goobta wuxuu imaanayaa Masjidka halkaas ayaa laga kaxaynayaa waxayna u jirtaa qiyaastii 300m.
Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer waxaa laga soo xidhiidhi karaa Gudiga qaban qaabada mu�tamarka, xafiiska markazka iyo maktabadda. Waxaa kale oo aad nagala soo xidhiidhi kartaa email ka Masjidka:
Telefoonada Masjidka:
Xafiiska:::::::::::::: +47 22192599
Maktabadda:::::::: +47 22192599
Kabinada ::::::::::. +47 22190574
Fax::::::::::::::::::: +47 22198497
Email ::::: tawfiiq1@somalitalk.net
Homepage www.tawfiiq.net
Telefoonada qaban qaabiyeyaasha:
Ibraahim C/raxmaan Muxamed------ � +47 47611918
Maxmuud Xuseen Cambaashe ------- � +47 98200820
Muuse Muxamed Cawl -------- -------- � +47 98003450
Maxmuud Cali Xaaji Fariid-- -------- � +47 48282284
Xasan Muxamed C/raxmaan--------- � +47 48251029
Muxamed Cali Adam ----------------- � +47 95223563
Axmed Cabdi Muxamed-------------- � +47 97130255
Intaas wixii dheer, waxaad kala socon kartaan bogga masjidka www.tawfiiq.net, oo aad si toos ah uga heli kartaa war bixinta inshaa Allaah. Wixii kale ee soo kordhana waan idanla soo socodsiin doonaa sida Jadwalka , magacyada Muxaadarooyinka iyo wixii kalee la midka ah. Wixii isbedal ah eek u yimaada jadwalka kala socda bogga masjidka.
Laixiir: tawfiiq1@somalitalk.net
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
© www.Somali Talk.com
SEARCH